Duration 14:18

SIDEEN ISKU BARANAY ANI IYO JAABIR KEYGA️

55 165 watched
0
4 K
Published 8 Oct 2021

Category

Show more

Comments - 253
  • @
    @ubaxqalbi8433 years ago Masha Allah tabarakallah hambalyo isku waara lkn jacelkiina qarsada yaan lainka cayuumin 48
  • @
    @ninajeux82733 years ago Ifrah keeps going you are legend 😘😘🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤ 13
  • @
    @faridaxaji68213 years ago Wcs Aabyo ifrax masha Allah tabrikllha Aabyo amal dhibleey masha Allah tabrikllha hor usocod jimco wanagsan dhamaan muslimita malwabo aad joogtin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 13
  • @
    @mssdahiro61133 years ago Masha allah wlhi wanku farax sanahay inaa lamane noqotiin keep going 28
  • @
    @ibnumaxfuud3 years ago masha Allah keep going ifrah Qaliif iyo jaabir kaaga 🥰😊 7
  • @
    @hawaaragsan1893 years ago Masha allah gulysta ha waaro jcylku 😍😍🎉🎉 13
  • @
    @aragsancadeey32703 years ago M.a lamanah cusub waa soo dhawaynyan🥰🥰😍 11
  • @
    @anisacabdicali73983 years ago Masha allaah illaahey calafka ha isku kiin daro 🤲🤲 yaa rabb 11
  • @
    @queenabnaaz4213 years ago Amazing ma sister ifrah and brother jabir♥️♥️🥰🥰🥰 8
  • @
    @fahimagood57423 years ago Masha allah tabarika allah alle haydiin xifdiyo walalday waa isku soo baxaysaan alle amuuraha haydiin fududeeyo lamane alle haydinka yeelo 4
  • @
    @xamdicabdulahi38023 years ago Masha allah abayo ilah eskukiin dayo ❣️💞 7
  • @
    @farhiyahassan92293 years ago Mashaallah marwalbo lamanaha isjecel madaxa isarantihin jabir malin hore wan kula xanaqay hadana wan idhinla faraxsanahay hore usocdha inshaallah Alalaskinana wan sugena inshaallah 💝 5
  • @
    @sacdiasalah73253 years ago Masha allah alle ha idiin dhameyo muradkiina abyo iyo abwe❤️❤️👌🏾 1
  • @
    @shugriiid49173 years ago Maasha Allah habaly jaabir iyo agreed waankufarxay aritiina 1
  • @
    @beelladahir60323 years ago M.a amal wa wariness ku fican tahay wayo su'alo aa rabno weydiisay marka mahadsanid abyo amal waana ku salaama mida kle lamane wa idin tagera e horay u socda
  • @
    @iskamohamed15163 years ago Lamanaayasha Qarniga Ifka iyo Jaabir Cade Guulaysta Sxboyaaal❤❤ 4
  • @
    @yasmiinquruxofficial11883 years ago Wow congratulations marka xigta dumashi ifrax wa gawar an aad u jeclahy ii xafid o qalbigeda ilali🥰🥰 4
  • @
    @laylaladan27413 years ago anigu uma malaynayo in waxan run tahay. xitaa haddii ay run tahay waxaan kula talinyea inaad qarsato jaceylkaaga oo aadan dadka kale la wadaagin. waa iga taloo. you know what I mean? 😂❤️❤️❤️❤️ 8
  • @
    @caaishaduniya72953 years ago Ifraax iYo jaabir Masha Allah Horay ♥ U Socda Farxad WaarTa Abid Amaal hhhhh Dhibley..❤ Dhamaantiin Waa idin Taageeraa Noolaada. 2
  • @
    @xamdixarako93662 years ago Masha allah ifraax khaliif keep going abyo ❤❤❤❤
  • @
    @ruungacal20043 years ago Masha Allaha abayo ifrah iyo dumashi isku wara wuu ku qalama abayo willka no ilaail jaabir adigana abayo no ilaail insha allah wan idin salama♥️♥️♥️
  • @
    @MuhammedAli617653 years ago Wawaaaaaawwwwwaaaaawwaawa masha allllhhh ifrahhh iyo jaabirkeeda soo dhawaaaaada 3
  • @
    @RIIRAASH3 years ago Best prank lkn ila gormu socon donaa 😂😂😂😂 6
  • @
    @Bintu_Abdullahi3 years ago M.a waa isku soobaxaysaan runtii hore usocda my couples❤❤❤❤🌷🌷🌷 2
  • @
    @iqraamohamed36023 years ago I hop waxan inay parank inakaxin ifraah plz abayo hadi run inkataxay Allah inbarakiyo oo ila her gur ah Allah ingarsiyo . Lkn fadlan pranka nagailaliyo plzzzzz 4
  • @
    @yuusufalimahamed19963 years ago IFRAAH WALASHAY TAHAY DIGNIIN WAAN KUU NASTEEXAYNAYAA EE QOFKAAN WAA YOUTUBER PRANK KAMA MADHNO MARKA AROOS SOO DADAJISTA JACAYL WAXBA MA AHA HADUSAN GUUR WEHELINI 4
  • @
    @fatuushshafeec25363 years ago Hawaro jeclkaa mshaaalh bro and sis ifraax quruux mcneey 1
  • @
    @aminaali62903 years ago Lammaane is qaba soo fadhiistaa arki jirnay hadda labadii xidhidh lahaa xataa miyey ma soo ag fadhiisteen cajebey cajiib
  • @
    @sabrinabdi98763 years ago 😍Abyo Wax kusodartaa ifrah gabar miyaa miz 🤗🤗 1
  • @
    @farduuskalgacal59553 years ago Mansha Allh mansha Allh abayo ifrah Alle haysku kiin daayo
  • @
    @riwaanrrc79313 years ago Maaaaash ALLAH ifraaaax Hambalyo adiga vs xaaaaaajiga
  • @
    @army-on8wp3 years ago Wariya aan cadi avenue masha alaah meeshedi ayaad dhigtay 2
  • @
    @saciido12353 years ago Asc marka hore amal marka labaad lamanaha qar niga su aal idima waydinaayo Wad ka dhan tihiin mihimada waa in aad is guursataan hadi calafkiina u illahay iskugu kiin daray ❤️💯💯💯🌹 1
  • @
    @jamiilamahamed57973 years ago GABADHAN IYO WIILKAN WAA.ISKU CHOICE💯❤ 3
  • @
    @ugaasadii3 years ago Jaabir reer siu ban isla ahayn wa salamaa😊 1
  • @
    @amiinaabdi58043 years ago Masha alah jacayl dhaxal gala waxdhaama lawaa 😍🥰keep going
  • @
    @khadrofaaris60043 years ago Waley amal qosolka iga dhameyso laamnha qurux bdn guuleysta
  • @
    @nacimayarow2053 years ago M.a walaashay ifraax iyo wall jaabir hal maalin friends idin la ahay m.a horey usocda
  • @
    @halimaqueen80673 years ago Masha Allah jecelkiina ku guuleysto insha Allah
  • @
    @anasyaqaane91843 years ago Jira oo jooga Abid ifrah khalaf and jabir nolosha mida ugu quruxda badan idin rajeynaa wan idin jeclhy 🥰❤❤❤
  • @
    @dhallankobciye68703 years ago Lamaanaha qaranka malasia ubad qeyr qabo allaha idin siiyo insha.allaah
  • @
    @haajirocabdiqani52673 years ago Ifrah iyo jabir jamiil horay u socda wllayal❤ 1
  • @
    @cr7fans8043 years ago Lamaane Qurux Badan
    Alle ha isku kiiN DaaYo
    Couples of THE Decade 😘😍😘
    12
  • @
    @mandekadow2863 years ago Ani gur lee ayan rajeyni hoyaa,in sha Allah labathinaa. 2
  • @
    @sidra8573 years ago Mansha alh Quen & king Xalwada naga soo boobsiiya🥰 1
  • @
    @ayoubmohamud66233 years ago Gabdhan video ugu hreyey 🥰🥰baaba ka hely lkn isma lhyn gbr sda ufaraxd badan ba single ah🥲wlahy qruxna Allah udhamaystirey🥰
  • @
    @naciimacabdirashidibraahim40353 years ago Amaal dhipley kkkkkkk weeye way idin qodqodysa ilahy haiskukindayo ifraax iyo jaabir❤❤❤😍😍😂😂😂
  • @
    @maryamaruun96863 years ago Amazing part two inzh.alh👌👌👌💖💖🥰🥰🥰❤❤❤❤❤🙏
  • @
    @ishosidoecabdallasidowcabd80743 years ago Mashacllh walhi wanku farrx sannahy illahey adiin barra keyo
  • @
    @qurayshoali92733 years ago Faraxsan abyo ifrax adiyo jabir guul isha allah marwalba❤🥰
  • @
    @daneeyeproduction39953 years ago I hope wxn inuu prank Ahayn 🥺
    Eniwei keep going
  • @
    @user-mr2ht2zb4e3 years ago Wll reer YouTube intaydaan iskuursan haasaawaa hanoo soo badhigina queen xafsa ayaan wali la oynaa waxii kudhacay bal idan meherka hore noogarida
  • @
    @najahmahdi85213 years ago ilahy aniga iyo inda hooyo aah ee dhaleyso hano wad dhibyareyo Amiiin please iduceeya inu ilahy foosha idhb yareeyo 😢😢🤲🙏
  • @
    @sahratahliilnour8073 years ago Abaayo adaan ku jeclhy nolow intee nolo jirto wilipo mida iku wangsan ku nolol🥰🥰🥰 1
  • @
    @cabdilaahimaxamed96103 years ago waxan idinkulatalinayaa in aad waxbadan bareefad kadhigataan xasigkaabadan 6
  • @
    @ikramabdullah11403 years ago M.a Lamaano quruux badaan isku waaaara ayan idhin leeyahY💑 midkle Ifraax Apaayo waxan kuleeyahy Jaabir waa wil qalbi wanagsan oo dacaad kujcl ka ilaalsho wax walpo Asaga Dhiba....🤞💪
  • @
    @tafsiirainaaxmeddige76943 years ago Asc ifraax & jaabir waxan idin dhihi lahaa sirahiina gaarka ah so bandhigina wa ani fikirkeyga
  • @
    @abdirisaqabdulla83453 years ago war labuuna buuneyo weykax aa karoon arintiina weey isku dhamaatay waxaan sugnaa waa guurkiina mabruuk. 2
  • @
    @sharmaboy_13 years ago Tan caadi maaha ku adkees badanaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 4
  • @
    @bintihaji49533 years ago Beentiii ooo lugo leh ilaaa goormuuu soconaayaaaaa prankigaan kkkkk